Ultimate magazine theme for WordPress.

Isku aadka Ciyaaraha Champions League oo la sameeyay

(STN-MUQDISHO):_Manchester United ayaa wajaheysa Cristiano Ronaldo kadib markii kooxda Serie A difaacaneysa ee Juventus ku beegmeen wareega group-yada tartanka Champions League.

Ronaldo, oo intii udhaxeysay 2003 ilaa 2009 ka tirsanaa United ayaa Juve ugu dhaqaaqay £99.2m bishii July kadib sagaal sanno oo uu ku qaatay Real Madrid.

Valencia iyo Young Boys ayaa sidookale kula jira Juventus iyo Manchester United Group H.

Tottenham ayaa group ku wajaheysa Barcelona, halka kooxda kaalinta labaad ku dhameysatay xili ciyaareedkii hore ee Liverpool ay wajaheyso Paris St-Germain iyo Napoli.

Premier League kooxda difaacaneysa ee Manchester City ayaa Group F ku wajaheysa Shakhtar Donetsk, Lyon iyo Hoffenheim.

Xili ciyaareedkii lasoo dhaafay kooxda hanatay Champions League ee Real Madrid, ayaa Group G ku arkeysa Roma, CSKA Moscow iyo Viktoria Plzen.

#Isku Aadka #Wareega Group-yada oo #dhameystiran.

#Group A: Atletico Madrid, Borussia Dortmund, Monaco, Club Brugge.

 

#Group B: Barcelona, Tottenham, PSV Eindhoven, Inter Milan.

 

#Group C: Paris St-Germain, Napoli, Liverpool, Red Star Belgrade.

 

#Group D: Lokomotiv Moscow, Porto, Schalke, Galatasaray.

 

#Group E: Bayern Munich, Benfica, Ajax, AEK Athen.

 

#Group F: Manchester City, Shakhtar Donetsk, Lyon, Hoffenheim.

 

#Group G: Real Madrid, Roma, CSKA Moscow, Viktoria Plzen.

 

#Group H: Juventus, Manchester United, Valencia, Young Boys.

 

#Goormee la dheelayaa kulamada Group-ka?

 

Ciyaaraha 1aad: 18-19 September

 

Ciyaaraha 2aad: 23-24 October

 

Ciyaaraha 3aad: 23-24 October

 

Ciyaaraha 4aad: 6-7 November

 

Ciyaaraha 5aad: 27-28 November

 

Ciyaaraha 6aad: 11-12 December

 

Muqdisho-Somalia.

 

                                       

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!