Ultimate magazine theme for WordPress.

Faisa Maxamed oo kamid noqotay Baarlamaanka Sweden

(SITV-MUQDISHO):_Faisa Maxamad ayaa ka mid noqotay xildhibaanadii Ku guuleysatay Xisbiga Vänsterpartiet ee Örebro Sweden.

Tartan adag oo dheero maalmo badanna qaatay kadib waxaa shalay la soo gaba gabeeyay doorashadii Sweden, halkaaso Faisa Maxamad ay ku guuleysatay xubin nimada Golaha Degaanka Magaalada Örebro ee dalka Sweden ayadoo ku tartameysay xisbiga Västerpartiet oo ah Xisbiga Bidixda.

Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa si weyn u hadal haya guusha ay gaarto Faisa iyagoo sheegay iney ku faraxsan yihiin.

 

Muqdisho-Somalia.

 

 

 

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!