Ultimate magazine theme for WordPress.

Maanta oo kale laacibka reer Uruguay ee Luis Suárez ayaa ku biiray kooxda Barcelona

Xubinteena maanta oo kale maxaa caalamka ka dhacay, waxaan ku soo qaadaneynaa dhacdooyin la xirriira xagga cayaaraha. Maanta oo kale bisha luulyo sanadkii 2014-tii, waxaa laacibka weyn ee reer Uruguay Luis Suárez ku biiray kooxda Barcelona. Laacibkan ayaa ka soo wareegay kooxda Liverbool ee Ingiriiska.

 

Yaasmiin Elmi- Somali Integration Tv

 

 

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!