Ultimate magazine theme for WordPress.

Kanada oo wiil soomaali ah u dhiibeeysa dalka Mareykanka

Maxkamad Kanada ku taalla ayaa aqbashey codsi dowlada Mareykanka uga yimid oo ku saabsanaa in lagu soo wareejiyo wiil Soomaalida  Kandiyaan ah.

Wiilkan ayey Mareykanka ku eedeynayaan in uu ku lug lahaa dhallinyaro ka qayb gashey dagaalka Suuriya ay ka wadaan kooxda Daacish. Hasa yeeshee qareenka Wiilkan ayaa wali ka biyo diidan go’aankaas.

Xigasho: VOASomali

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!