Ultimate magazine theme for WordPress.

Daawo: Telefishinka Aljazeera oo muuqaal murugo leh ka diyaariyay Soomaalida ku nool Sweden

(SITV-MUQDISHO):_ Telefishinka caalamiga ah  ee Al-jazeera ayaa muqaalo murugo badan ka diyaariyay soomaalida ku nool dalka Sweden gaar ahaan caasimadiisa Stockholm kasoo lagu soo bandhigay dilalka loo geysto dhalinyarada.

Qaar badan oo kamid ah Dhalinyarada soomaaliyeed ayaa lagu dilay xaafada ka deganyihiin caasimada Sweden ee Rinkeby wallow dowlada Sweden gacanta kusoo wada dhigin shaqsiyaadka dilalkaas u geystay dhalinyaradaas.

Daawo muuqaalka warbaahinta Aljazeera.

Muqdisho-Somalia.

 

 

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!