Ultimate magazine theme for WordPress.

Fannaanadda Rihanna oo xirriirka u jirtay Sucuudigii mulyaneer-ka ahaa ka dib “markii ay ku daashay”

Fannaanada caanka ah ee Rihanna oo mudooyinkan dambe muuqaaladeeda la arkayey iyadoo la socota maalqabeen Sacuudi ah oo lugu magacaabo Xasan Jamaal. Xirriirka Rehanna iyo Jamaal ayaa sanadkii hore soo caan baxay markii hotel ku yaaala Isbeyn lugu arkay iyagoo isku maran.

Wixii waqtigaasi ka dambeeyey waxaa xirriirkoodu noqday mid shaac baxay oo meelo kala duwan lugu arkay. Hase ahaatee qoraal ay hortay majaladda lugu magacaabo Harber Bazaar ayaa iyadoo soo xiganeeysa dad ku dhow fanaanadaasi sheegty in Rehanna xirriirkii u arkay saaxiibkeed ina Jamaal, ka dib markii ay “ku daashay” Fannaanadan ayaa caan ku noqotay in xirriiradda ragga caanka ah iyo tujaarada ay la yeelato xirriirka u jarto muddo gaaban sababo lugu sheegay iyagoo ay  ku daasho.

Rhanna iyo gacaliyaheedii hore ee Chiris Brown.

 

Rihanna ayaa kal hore waxaa ay xirriir la laheyd fanaanka heesaha raabka qaada ee Chris Brown, hase ahaatee wuxuu xirriirkoodii xumaaday markuu jid dhexdiis ku garaacay kuna muteeystay xabbsi.

 

Yaasmin Elmi
info@somaliintegrationtv.com

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!