Ultimate magazine theme for WordPress.

Maanta oo kale Aljeeriya oo ka xoroowday gumeystihii Faransiiska ee 132 sanno gumeeysanayey

Maanta oo kale 5ta bisha luulyo sanadku markuu ahaa1962-dii, waxaa gobanimadooda hantiyey shacabka reer Aljeera, kuwaas oo ka xoroobay gumeeystihii Faransiiska oo dalkaasi gumeeysanay muddo 132 sanno.

Maanta oo kalena snadku markii ahaa 1918-kii, waxaa dhashay madaxweynihii hore Masar Sakariye Muxuyadiin. Ugu dambeyntiina maanta oo kale sanadku markuu ahaa 1943-dii, waxaa dhacay dagaalkii loogu magac darray “dagaalkii Kursk, kaas oo ahaa mid aad u qaraar una dhaxeeyey Midowgii Soofiyeeti iyo dalka Jarmalka.

 

Yaasmin Elmi

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!