Ultimate magazine theme for WordPress.

Maanta oo kale madaxweyne Aaden Cadde ayaa xilkii wareejiyey markii laga adkaaday

10-kii juunyo  sanadku markuu ahaa  1967-dii, waxaa xilka madaxweyne-nimo si dimoqradiyad ku jirto uga adagay aabihii dimoqraadiaydda Afrika ee Aaden Cabdulle Cismaan Aaden Cadde. 

Markii looga adkaaday doorashadii dhacday xilligaasi wuxuu mudane Aadan Cadde durba ka dagay kursigii isagoo aan marnaba isku adkeyn. Soomaaliyana ka dhigay dalkii ugu horeeyey ee Afrikaan ah gaartay dimoqraadiyad aad loo soo dhaweeyey.

Allaah u naxariistee Aaden Cadde wuxuu ahaa geesi ay soomaalida ku xusuusan doonto maamul wanaag ku saleeysan wadaniyad iyo karti hufan. Wuxuuna dalkiisa hooyo si nabad ah ugu noola tan iyo intii auu geeriyooday.

 

Yaasmiin Elmi
info@somaliintegrationtv.com

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!