Ultimate magazine theme for WordPress.

Maanta oo kale sanadkii 1998-dii ayaa jasiiradda Hong Kong qasab Ingiriisku ku kireeystay

Maanta oo kale sanadku markuu ahaa 1998-dii, waxaa dalka Ingiriiska ku qasbay Shiinaha in ay ka kireeyso jasiiradda Hong Kong oo ay mar gumeeysan jirtay.

Maanta oo kale sanadku markuu ahaa 1940-kii waxaa ciidankii Norway dagaalka kala hortagay Hitler-kii ciidankiisi isku dhiibeen markii dambe Jarmalka.

 

Waxaa diyaarisay: Yaasmiin Cilmi
info@somaliintegrationtv.com

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!