Ultimate magazine theme for WordPress.

Ra’isul wasaaraha dalka Sweden oo iscasilay

Ra’isul wasaaraha dalka Sweden, Stefan Lofven ayaa iska casilay xilka Ra’isul wasaarinimo ee dalka Sweden, kadib markii uu Saaka waayay codka kalsoonida baarlamaanka.

Stefan ayaa helay 142 cod oo kali ah, halka ay ka codeeyeen 204 xildhibaan. Stefan ayaa reysulwasaare kasii ahaan doono Sweden ilaa inta laga helayo xukuumad xilka kala wareegta, wuxuuna raaciyay in hadii mar kale laga codsado inuu xukuumad soo dhiso, uu diyaar u yahay.

Xisbiyda midigta ayaa u Ulf Kristersson oo ah gudoomiyaha xisbiyda Moderaterne ayaa la sheegay  inuu yahay qofka ku haboon ee soo dhisa kara xukuumad Ay Sweden yeelato.

Ka jawaab celi

Your email address will not be published.

error: Content is protected !!